Intii S/land Nalaku Aqlibi lahaa Muuse Biixi waan ku Raacsanahah MOU Bada Itoopiya. Boqor Buurmadow

Published 2024-07-05
Intii Somaliland Nalaku Aqlibi lahaa Muuse Biixi waan ku Raacsanahah in Bada Laga Kireeyo Itoopiya. Boqor

All Comments (21)
  • @user-gp6ew3zl2o
    jaajuus maahee markuu arkay cadowgii oo gudaha rag ku yeeshay ayyuu xiniinyihiisii lasoo baxay colaad iyo nabadba wax buu ka tari karaa inkastoo dalka dambiyo hore uu ka galay
  • Dalkeenu wuu jirayaa, Nin Meel kale kasoo duuLay waxba ma samaynkaro ee horumarka dalka halaga shaqeeyo
  • @hawoali120
    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta reer awdale state waa dad jira ❤❤❤
  • Saylaca SOMALIA BRO NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA NISSA 1960 1977❤❤❤❤❤
  • Alaahu Akbar Mashallah Tabarakallah !!!!!!! from saylac wanafar
  • Boqorka Geeska Cismaan Buurmadow waa nin kala garanaya mucaaridnimada iyo Qaranka hore u socodkiisa Runtu Ayuuna ka Hadlayaa Somaliland Maanta duulaan weyn oo is baheysi Ayaa kusoo Socda Aad u weyn Nin Ragina wuu Garanaya Nacasna loo Sheegi maayo Viva Qaranka JSl weligiiba wuu Jirayaa Taas ku Biyo Caba 😊❤❤❤❤😂❤❤
  • @user-ko4tf9fc8u
    Samarooneey walaal na fasaxa cadaawada warkan ka bax awdal state taageera anaguba waan idin taageernay❤😂🎉😢😮😅😊
  • @grdaudabdi2506
    Nin wayn waxbdan og weeyi xifaaltanka ilmaderadii iyo weerarka cadowg shisheeya waa ukla soocanyihiin boqorka
  • @halimayusuf4899
    Waa dulaalka gatay dhulka iyo bada Soomaaliland Boqor Buur madow.
  • @jibriilcali7475
    Hooyadaabaa oromo ah reer samatar waa laan dheere isaaqa habar awal ah, sacad muuse saafi ah
  • @Fariin214
    Xabashi in aan soo raaco ayaa fiican maadama oo aan soomaalidi aan wada dhalanay ay dagaal nagu wadaan
  • @hawoali120
    Tariiqdq ina igare iyo amalkiisa galmudug ayeytal lakiin itoobiya naga reeba wan idin jecel nahay ❤❤❤